Deni oo Wareegto ku Magacaabay Guddoomiyaha cusub ee gobolka..(Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Puntlnd Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 001 ee 13-ka January 2022, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Bari. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay:  Dastuurka  Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad. Markuu la tashaday : Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland. Marku arkay : Tallo soojeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo … Continue reading Deni oo Wareegto ku Magacaabay Guddoomiyaha cusub ee gobolka..(Akhriso)